Download Chereads APP
Chereads App StoreGoogle Play
Chereads

Hooyo Wano

IDIRIS AXMAD

Qeybtii 2 aad. Sheekadii kirishbooyga, iyo safarkii kululaa. Aniga ma aha qofka gaadhiga oo dhan qabsaday, ee gaadhiga ayaan shanteenna ina wada deeqayn. Shandadda ha laga tago, dhar waxa aad ka iibsan doontaa magaalada aynnu u soconnee." "Ma dhici karto." Markii uu yidhi ayaa aan baabuurka ka degay oo aan daaqadda baabuurka istaagay. "Go'aan gaadh, Maxamed, waa kuleyl halkani, oo ma taagnaan kare e'." "Haye," intuu yidhi ayuu i soo eegay "Haye, dhabtayda ku soo fadhiiso." "Maxamed, waa safar shan saacadood ah meesha aan u soconnaa," aabbihiis ayaa yidhi. "Waan ogahay, laakiin hooyo aad uma cusla. Maxaad ka leedahay arrinkaas, hooyo. Ma dhib baad u aragta haddaad dhabteyda ku fadhiisato?" "Haye, waan ku fadhiisan dhabtaada. Laakiin haddii aad daasho ogow baabuurku uma istaagi doono in aad nasato." Ayaan ku idhi, ninkeyga xaggiisa ayaa aan eegay. Wuu igu raacay. "Haye, aan biyo isku soo shubo ee in yar i suga, alaabtii aan xidhxidhayay ayaa aan ku dhididday." Qubeyskeygu waqti dheer igu muu qaadan. Mar haddii aan inankeyga dhabtiisa shan saacadood ku fadhinayo, waxa aan rabaa in aan gashto dhar raaxo leh oo aanu dhibsan. Daladdu naqaska ayay ku dhejineysa, sidoo kale waa kuleyl oo la ma qaadan karo. Waxaan baadhbaadhay dharkeygii. Sidaan u baadhbaadhayay waxa aan helay dirac khafiifa. Gacmihiisuna waaweyn yihiin. Markii aan gashtay ayaa aan arkey kiishaligeyga oo muuqda, maxaa yeeley kiishaliga midabkiisa ayaa caddaa. Diriciiban iska saaray, kiishaligiina waan raaciyey. Diricii oo keliya ayaa aan dib u gashtay oo aan muraayad isku eegay. “Runtii umaba baahni kiishali, xataa labo iyo soddon jirkeygii weli naasahaygu waa taagan yihiin. Shalmad uunban huwan. Nigis yar oo khafiifana waa aan gashan.” Ayaa aan is idhi. Anigoo weli muraayaddii hortaagan ayaa aan nafteyda ku idhi. "Hooyo wiil afar iyo toban jira dhashay, uma eeki. Waa aan ogahay ninkeygu weli in uu jecel yahay sida aan u eekahay." Waxa aan maqlay hoonka gaadhiga.
to_day · 2.4K Views

True story family

He is a young boy of 18 years old and his mother said to mother when I turn 20 years old what gift will you give me? His mother said: "My son, the time is not near. Wait for that day." When the boy reached the age of 19, he was sick and he went to the hospital. The doctor told the boy to his mother: "Your son is very sick and he is suffering from heart disease. His mother told the doctor that he will be fine. And she went back to the room where her son was lying in the hospital, when he saw his mother sad, the son said: "Mother, what did the doctor say?" Is It Dying? Mom, is there no cure for my pain? But the mother of her son did not give any answer and she left the room where her son was. He searched for his mother and lost, but under his bed he found a letter or a message written to his mother. The message was written in a strange script and read as follows: My son, today is the day you count me 20 years old, mom, why didn't you give me a gift two years ago?! HooYo Remember that day I didn't know I would give you a gift at this time, but Mom today I gave you a gift of my life, I gave you a gift of my heart, and I gave you my heart, Mom, save me!! That is the most precious gift that a man or a person gives to someone. No one can give that gift unless it is a father and a mother. Go back to your brother today and see where your birth parents are standing. A mother is truly a mother, whether she be old or dead, may her reward be changed to heaven
Christian_Pulisic · 1.5K Views
Related Topics
More