Download Chereads APP
Chereads App StoreGoogle Play
Chereads

Daryeel

DaoistzgiGUS
--
chs / week
--
NOT RATINGS
1.2k
Views
Synopsis
Aadane qofkuu rabo raq ayuu hilib kasiiyaa Alle weyne qofkuu rabo janadoo rug uga dhigaa.

Table of contents

Latest Update1
Qiyaano2 years ago
VIEW MORE

Chapter 1 - Qiyaano

Hada kahor ayaa waxaa dhacday shirkad ayaa waxa ay dalxiis uwaday sahaqaalahedii odhan waxa ku dalxiisayeen marka meelo kala duwan waxay soo gaareen marka wabi waxayna raaceen doon.

Waxay ku arkeen meesha yaxaas aad ubadan dabeeto ninkii maamulaha ahaa ayaa waxa uu yiri:qofkii kaboodo doonta asagoo dabaalanayo dhinaca kale uga baxa wabiga asagoo badqaba waxan siinayaa lacag dhan $1millyan dollar ah....

Wey socotaa....