Chapter 2 - Sheeko qosol ah.

Sheeko qosol ah.

Waxaa loo yeedhay tiro macalimiin ah, dabadeed diyaarad ayaa la saaray, kadibna inta albaabada loo xiray, ayaa marka ay isku diyaarisay in ay duusho, waxaa lagu yiri : "diyaaradaan aad saarantihin ardaydiina ayaa sameysay", naxdin darteed ayey dhamaantood albaabada ku carareen si ay isku badbaadiyaan, balse hal macalin ayaa deganaan isaga fadhiyay, markii la weydiiyayna wuxu yiri: "Haddiiba ay ardaydeena sameeyeen waxa aan hubaa in aysan duuleyn diyaaradda'!!! 😁😂

ASAD SIMBA LOVED