Taariikhdu markay ahayd 10/02/2014 ayaan safar uga soo kici timay dalka masar ani goo ku soo jeesa dalkaygii hooyo ee soomaaliya .
ula jeedooyinka uga laha safarkayga waxa kow ka,ahaa arimaha soo socda
1. waxan baadi gobaye wiil iyo gabar soomaaliyeed oo led hiigsi cad iyo qorshe deggan aaminsan inay yihiin dadka aduunka ugu muhiimsan , isuna arka inay istaahilaan inay ku nolaadan dalka aduunka ugu qurxda badan .
2. waxaan jeclaa inaan arko dhalin yaro soomaaliyeed oo ku tala galay inay dalkooda ka dhigaa n mid loo soo tahriibo .
baadi goobkii waxan isku maray gobolo badan oo soo maliya kamida. magaalooyink aan maray waxa kamida.
1.mogadish.
2.hargeysa.
3.Boorama.
4.Garoowe
5.qardho.
6.boosaaso.
7.gaalkacayo.
8.laasacaanood.
Dhamaan magaalooyinkaas waxa kula kulmay bulsho weynta soomaaliyeed waxa kamida dhalin yarada,culimada,macalimiinta ,aqoonyahano,walidiin.
akhristaha qiimaha badanoow waxaad moodaa inaad iwaydiisay oo oraneysid.
MAKU GUULEYSAYSATAY BAADI GOOBKAAGII?